Safiirka Islaamka
Safiirka Islaamka
  • 1 106
  • 22 986 944
Wiil Daaci ah Somali ah Wuxuu Masaajidka u Diiday In uu soo Galo Nin Muslim ah oo Qamreeysan
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
ua-cam.com/video/3TVJDDM3nZI/v-deo.html
ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html
ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Переглядів: 1 492

Відео

Xaqa Waalidka Iyo Kan Alle Keebaa Horeeya Sir Cajiib ah Sheikh Dirir
Переглядів 1,4 тис.7 годин тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Dr Sh Abdullaahi Sancaani Waxaa Iigu Naxdin Badneyd "Geeridii Labadeeydii Waalid"
Переглядів 2,5 тис.9 годин тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Deg Deg Islii Nairobi oo Lagu Kala Yaacay Maanta Iyo Somalida Qaar oo Qalalaasaha Dhinac Ka Kashay
Переглядів 27 тис.12 годин тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Deg Deg..Digniin Kusocota Somalida Kenya Iyo Xaalada Adag Ee Kenya Ka Jirta Xiligaan
Переглядів 22 тис.14 годин тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Infection ka Halista Badan Ee Sababa Dhalma La'aanta Ee Ragga Iyo Dumarkaba Ku Dhaca Dr Rumana
Переглядів 1,8 тис.19 годин тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Kulankii Farxada Badnaay ee Hadiyadaha Dr Sh Abdullaahi Sancaani Iyo Waalidka Markaska Alabraar
Переглядів 1,8 тис.День тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Waa Kuma Sheikha Qoraaga ah ee Kitaabkiisu Kacaansan Yahay "Sh Abdullaahi Sancaani?
Переглядів 4,5 тис.День тому
Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin. Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran...... ua-cam.com/video/jMbDW8WyvBs/v-deo.html ua-cam.com/video/2ySEexIK9gU/v-deo.html ua-cam.com/video/hlm7bjYFRV8/v-deo.html
Saddex Duco oo Qalbigaaga Farxad Galin Doona Noloshaada Saameyn.... Sheikh Abuu Dalxa
Переглядів 7 тис.14 днів тому
Saddex Duco oo Qalbigaaga Farxad Galin Doona Noloshaada Saameyn.... Sheikh Abuu Dalxa
Saddexdaan Duco Xifti oo Ku Xasili Naftaada Iyo Noloshaada Sh Abuu Dalxa
Переглядів 4,6 тис.14 днів тому
Saddexdaan Duco Xifti oo Ku Xasili Naftaada Iyo Noloshaada Sh Abuu Dalxa
Labadaan Duco Maalmahaan Yeeysan Ku Seegin Sheikh Abuu Dalxa
Переглядів 2,8 тис.14 днів тому
Labadaan Duco Maalmahaan Yeeysan Ku Seegin Sheikh Abuu Dalxa
Sirta Ka Dambeeysay Xajka Iyo Sababtuu Ku Billaawtay Sh Abuu Dalxa
Переглядів 3,9 тис.14 днів тому
Sirta Ka Dambeeysay Xajka Iyo Sababtuu Ku Billaawtay Sh Abuu Dalxa
Qiimaha Neefka Xoolaha Nairobi Islii Sakaay Lagu Kala Gadanayo
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
Qiimaha Neefka Xoolaha Nairobi Islii Sakaay Lagu Kala Gadanayo
Ducada Qiimaha Badan Ee Maalinta Carafo Iyo Sheikh Abuu Dalxa
Переглядів 3,1 тис.14 днів тому
Ducada Qiimaha Badan Ee Maalinta Carafo Iyo Sheikh Abuu Dalxa
Maalinta Sabtiga Waa Maalinta Adduunka Ugu Weyn Uguna Mucjiso Badan Sheikh Maxamud Sh Abuu Dalxa
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Maalinta Sabtiga Waa Maalinta Adduunka Ugu Weyn Uguna Mucjiso Badan Sheikh Maxamud Sh Abuu Dalxa
Xaajigii/ Xaajiyadii Aan Arimahaan Sameeyn Laga Billaabo Maanta Sheikh Abuu Dalxa
Переглядів 7 тис.14 днів тому
Xaajigii/ Xaajiyadii Aan Arimahaan Sameeyn Laga Billaabo Maanta Sheikh Abuu Dalxa
Ninka Reerkiisa Ku Aasaasay.Fanaaniin, Hees Iyo Muusig .Sh Nuur Ali Jamac
Переглядів 1,8 тис.14 днів тому
Ninka Reerkiisa Ku Aasaasay.Fanaaniin, Hees Iyo Muusig .Sh Nuur Ali Jamac
Waxaa Jira Rag Raakado Ku Heysta Gabdhii aay Fureen Nairobi Iyo. Sh Maxmud
Переглядів 7 тис.14 днів тому
Waxaa Jira Rag Raakado Ku Heysta Gabdhii aay Fureen Nairobi Iyo. Sh Maxmud
Hadaladii Hadal Heynta Dhaliyay Ee Lasoo Jarjaray Sh Maxamud Sh Yusuf
Переглядів 9 тис.21 день тому
Hadaladii Hadal Heynta Dhaliyay Ee Lasoo Jarjaray Sh Maxamud Sh Yusuf
Sirta Iyo Sababta Somalida Isbitaalada U Taagan Tahay Maalin Walba Dr Rumana Rashiid
Переглядів 8 тис.28 днів тому
Sirta Iyo Sababta Somalida Isbitaalada U Taagan Tahay Maalin Walba Dr Rumana Rashiid
Sheikh Nuur Ali Jamac" Waxaa Iigu Yaab Badnaa Nin Iyo Xaaskiis oo Isku Heeystay..."?
Переглядів 26 тис.28 днів тому
Sheikh Nuur Ali Jamac" Waxaa Iigu Yaab Badnaa Nin Iyo Xaaskiis oo Isku Heeystay..."?
Sida Qaldan Somalidu Kuraasta Ugu Farriistaan Iyo Dhabar Xanuunka
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Sida Qaldan Somalidu Kuraasta Ugu Farriistaan Iyo Dhabar Xanuunka
Maxaa Kaa Qarsoon oo Ka Socda Nairobi Islii Sheikh Farax Jeenihaar
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Maxaa Kaa Qarsoon oo Ka Socda Nairobi Islii Sheikh Farax Jeenihaar
Nin Walba Wuxuu Iska Dhahaa Xaas Baan Qabaa Laakiin Gabadhaan Eeg
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Nin Walba Wuxuu Iska Dhahaa Xaas Baan Qabaa Laakiin Gabadhaan Eeg
Arin Halis oon Laga Aamusi Karin Iyo MUQDIHO Yaa Iska Leh?!!
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Arin Halis oon Laga Aamusi Karin Iyo MUQDIHO Yaa Iska Leh?!!
Baro oo Sii Faafi Noloshii Macaaneyd Ee Xabiibkeena (SCW) Sh Abuu Dalxa
Переглядів 1 тис.Місяць тому
Baro oo Sii Faafi Noloshii Macaaneyd Ee Xabiibkeena (SCW) Sh Abuu Dalxa
Maqaayada Savana Grill oo Arin Cajiib ah U Sameeysay Muslimiinta ,Gaaladiina Aay La Dhaceen
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
Maqaayada Savana Grill oo Arin Cajiib ah U Sameeysay Muslimiinta ,Gaaladiina Aay La Dhaceen
Farxada Guushii Imtixaanka Iyo Hadiyo Qaali ah Machadka Al_Riaya Oo Arin Cajiib Ka Sameeyay
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Farxada Guushii Imtixaanka Iyo Hadiyo Qaali ah Machadka Al_Riaya Oo Arin Cajiib Ka Sameeyay
Guurdoon Aan Guur Diyaar u Aheyn Sheikh Abuu Dalxa
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
Guurdoon Aan Guur Diyaar u Aheyn Sheikh Abuu Dalxa
Halkaan Arin Ku Qurxi Qoyskaaga....Sh Abuu Dalxa 14 Kaan Qodob . Q2aad
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
Halkaan Arin Ku Qurxi Qoyskaaga....Sh Abuu Dalxa 14 Kaan Qodob . Q2aad

КОМЕНТАРІ

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 15 хвилин тому

    Ilahay xaqa nagu dhilya ilahay ba haanunka iskal

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 Годину тому

    Allahayoow Waxaan Ka Baryeeyna Inaad Intii Muslim EE Dhimatey Aad U Naxariisato Inta Bugtana Aad Caafiso Inta Maqana Ama LaLa'yahay Aad Nabad Keento Inta Lunsanna Aad Soo Hanuuniso Inta Xaqa Raacdeyna Aad U Siyaadiso Dalkeenana Nabad Nooga Dhigto. Allahayoow Adaa Casiis Ah (العزيز) Waxaan Ku Weydiisaneyna Guul Iyo Sharaf. (امين يا الله) =Mahadsanidin=

  • @maxamuudaadan2654
    @maxamuudaadan2654 3 години тому

    Cajiib

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 6 годин тому

    alahu akbar

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 13 годин тому

    (MASHA”LLAH TABARAKA “LLAH)Waan soo iibsan doonaa!!!

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 17 годин тому

    Aamiin yaarabi

  • @habibaali2167
    @habibaali2167 17 годин тому

    Soomaali Allaha u Gargaaro

  • @habibaali2167
    @habibaali2167 17 годин тому

    Dal aadan lahayn Waa Dareen ku Joog

  • @habibaali2167
    @habibaali2167 17 годин тому

    Wadankooda maxay u dhisan waayeen?

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 20 годин тому

    Ilahay sibxanahu watcalaa hakuxifdiyo somalida wadanka kenya

  • @83587
    @83587 20 годин тому

    Soomaali Kenya wey dhiseen Soomaliyane wey baabi iyeen oo waxa qabiilada hubka ugado waa ganacsatada

  • @ruweydomohamed767
    @ruweydomohamed767 21 годину тому

    M.a❤

  • @KhadijaAbdirashidsahal
    @KhadijaAbdirashidsahal 22 години тому

    Aamiin

  • @khaalid1445
    @khaalid1445 22 години тому

    Asc sheikhow waxaa ku talin lahaa meesha soomaali ayaa dagan ha iska nadiifiyaan waxba doolada yaa laga sugin idinka sameest dad loo abuuro shadaaan

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 23 години тому

    Amiin amiin yarabi

  • @user-mq1qm6qn6j
    @user-mq1qm6qn6j День тому

    Allaahuma Aamiin

  • @ABDIRIZAKMOHAMED-lt6sg
    @ABDIRIZAKMOHAMED-lt6sg День тому

    SALALAHU CALEYHI WASALAM ♥️

  • @AmalBarkhadle
    @AmalBarkhadle День тому

    Aamiin yaarabi isoduce guur kheyr qabo pls

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 День тому

    Shacb ka

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 День тому

    Wadan aanad alahyn hadad wax dhisato waa sidaav

  • @ShancanDaud
    @ShancanDaud День тому

    Geedkan somali maxaa lagu dhahaa

  • @user-yy8yy2qz3y
    @user-yy8yy2qz3y 2 дні тому

    Somali adunka meshay taktabo saney kusameyan wadamada qaar Somali waxay dhehen Somali hanagala raro

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 дні тому

    Hadi ay yihiin dukanleyda iyo deganka Texes payers waa iney dowlada hoose ku dacwoodan deg deg lkn dadka hadi aysan wasaqda dhibey weyla deganaaneysa wasaqda runti

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 дні тому

    Waa shacabka yaa kale ayagaa wadada dhigaya qashinka adinkana sooduuba waxaan talaabo sharci looga qaado

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 2 дні тому

    Shekha.allaha barakeeyo

  • @AbdillahiKahin
    @AbdillahiKahin 2 дні тому

    Nothing to do this violence

  • @user-mq1qm6qn6j
    @user-mq1qm6qn6j 2 дні тому

    Dadka ayaa sababta iska leh waayo ceeb jyo caafimaad daraba waaye ee waa inay kamirooyin kuxiraan oo laqabto dadaka kudadinaya oo laxirxiro saan waa ceeb 🤮

  • @Nasraqurxa
    @Nasraqurxa 2 дні тому

    ❤❤

  • @83587
    @83587 2 дні тому

    Sheekhow shacabka aya iska leh oo dowlada wixi iiqabo ladhaho ayey qabataa

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 2 дні тому

    Islii waxba igama galine ilaahey soomaaliya haka dhigo nabad iyo barwaaqo iyo meel nuurkedu baxayo.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 дні тому

    Shacabka ayaa ka danbeeyo

  • @xaafidahali4155
    @xaafidahali4155 2 дні тому

    Mashalaah tabarakalaaah

  • @falisa576
    @falisa576 3 дні тому

    Somalidu kuma shubeen qashin meel Ay ku ganacsanayaan.wa kuukaayada Xanaaqsan wa say ila tahay

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 3 дні тому

    Sidaan dawladda ayaa masuul ka ah waayo adayada ayaa laga rabaa in ay la xisaabtanto ciddii meeshaas ku gacsata, iyo dadka sidaas wax yeelaayo. Gudiga xaafada, culimada iyo ganacsada canshuurta laga gurubsaday waa in ay dawladdu ku cadaadiyaan in ay keento nidaam ilaalinaayo nafaadda sida xaafadaha Toonka, kilimaani, parkland loogu sameeyay oo kale. Soomaalida waa dadka lacagta ugu badan laga qaado haddana meelaha ay deganyihiin waa meelaha uhu naafada iyo bilicda xun.

  • @abdul8143
    @abdul8143 3 дні тому

    Assalamu Allaikum wll. Fadlan in an kulaxariro an rawa eh maxa xal ah?

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h 3 дні тому

    shacabka waye

  • @abdalqadrbnahmd
    @abdalqadrbnahmd 3 дні тому

    Ciidii ku daadisay iyo intii nadaafada kuhowlaheed oo aan nadiifin

  • @user-iy3jq7qk5x
    @user-iy3jq7qk5x 3 дні тому

    Islii waa in la weyenyaa, ninki arinkas yeelaya haldoorto, yusuf xasan soomali wax qabanesa halatartan ta

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u 3 дні тому

    Alle haku sharfo sheq abu dalxa

  • @user-pm4eb9cb1o
    @user-pm4eb9cb1o 3 дні тому

    Afsoomaali maxaa lagu dhahaa

  • @user-pm4eb9cb1o
    @user-pm4eb9cb1o 3 дні тому

    Asc maasha allaah sheekheena ilaahay cimri iyo caafimaad haynoo siiyo aamiin jz kheir sheekhoow

  • @user-ju2ee8cu1q
    @user-ju2ee8cu1q 3 дні тому

    Kenya somali ayaa is ka leh

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 дні тому

    Carurta xaqeeda ha ka soo hadlan

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 3 дні тому

    Mashlah

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 дні тому

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيكم

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 3 дні тому

    Somali ha kashakin waa Somali ma fahantay xriif

  • @user-ex7rj9sb7y
    @user-ex7rj9sb7y 3 дні тому

    Ma.wlahy sowda Bilan waa qofka kli ah een kahelo qisiyinkeeda❤ alaah yacizak❤

  • @user-hg3np9hr1i
    @user-hg3np9hr1i 3 дні тому

    Aamiin yarabi🤲🤲

  • @saf1090
    @saf1090 3 дні тому

    Sh cabdulaahi waan aqaanaa. Waa nin aadaab badan oo aan isla weynayn. Waa nin culumo ah oo aad uwanaagsan maansha Allah.